Home
Warar
Maqalo
Sugan
English
Xayeysis
Ganacsiga
Ciyaaro
CONTACT US
WARAR
Taliye Nuux Taani Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Dagaal Saaka Ciidanka Qaranka Iyo Kooxaha Huwanta Ah Ku Dhexmaray Duleedka Laascanood!
HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka qaranka jsl S/g nuux ismaaciil taani ayaa faah faahin ka bixiyay dagaal ciidamada qaranka Somaliland iyo kooxaha huwanta ah ku dhexmray duleedka magaalada laascanood iyo deegaano kale ookatirsan gob...
Tuesday, May 16, 2023
DAAWO;-Shacabka Reer Gabiley Iyo Udiyaar Garowga Xuska 18may
GABILEY(W,N)-Shacabka Reer Gabiley Ayaa Caawa iskugu soo baxay Fagaaraha Khayriyadda magaalada Gabiley taasi oo ay udiyaar garoobayaan Xuska Sannad Guuradda 32aad Ee Jamhuuriyadda Somaliland Ee maalinta qarannimada jsl ee 18ma...
Monday, May 15, 2023
Suxufiyad Bushaaro Baaday Oo Caawa Fiidkii Lagu Xidhay Magaalo Xuduudeedka Wajaale Iyo Xogaha laga Helayo Xadhigeeda!
TOG WAJAALE(W,N)- Laamaha Amaanka Ee Degmo Ganacsiyeedka tog wajaale Ee Somaliland ayaa caawa fiidkii Canbaaro 7;45 habeenimo xabsiga utaxaabay suxifiyad bushaaro baaday, xili ay kasoo gudubtay xadka Udhexeeya Somaliland iyo itoob...
Monday, May 15, 2023
Wasirka Warfaafinta Jsl Oo Fariin La Xidhiidha Xuska 18may Udiray Shacabka Somaliland!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka warfaafinta iyodhaqanka jamhuuriyada Somaliland saleebaan cali koore ayaa shacabka reer Somaliland ku hambalyeeyay xuska sanad guurada 32aad ee maalinta qarannimada Somaliland isagoo ilaahay ubaryay in sanad...
Monday, May 15, 2023
Gudida Doorashooyinka Dalka Turkiga Oo Ku Dhawaaqay Natiijada Doorashada Iyo Codadka Ay Kala Heleen Musharixiintu!
ANKARA(W,N)-Gudida doorashooyinka dalka turkiga ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada madaxtinimo ee dalka turkiga iyo codadka ay kala heleen musharixiinta utartamayay jagada madaxwaynenimo ee dalka turkiga Madaxwayne Erdagan ...
Monday, May 15, 2023
Wasiirka Arimaha Dibada Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Kulamo La Qaatay Baarlamaanka Dalka Sweden Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
SWEDEN(W,N)-Wasiirka arimaha dibada somaliland iyo wafti uu hogaamiyo oo safar ku jooga dalka Sweden ayaa kulamo la qaatay baarlamaanka dalka Sweden kuwaasi oo ay kala hadleen xidhiidhka Somaliland ee dalka Sweden iyo sidii ay isk...
Monday, May 15, 2023
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Uu Weheliyo Maayarka Caasimada Ayaa 50qoys Ku Wareejiyay Muliyadaha Guryo Loo Dhisay
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada Qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka oo ay weheliyaan maayarka casimada iyo madaxda haayada NRC ayaa 50qoys oo deganaa kaamka barakacayaasha naaso hablood C Ku Wareejiyay muliyada guryo loo dhisa...
Monday, May 15, 2023
Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Gabiley Oo Xilkii Kala Wareegay Badhasaabkii Hore Ee Gobolka!
GABILEY(W,N)-Badhasaabka cusub ee gobolka gabiley cabdikariim xaaji diiriye ayaa maanta xilkii kala wareegay badhasaabkii hore ee gobolka cabdiqani maxamuud jiidhe Munaasibada xil wareejinta ayaa waxaa ka qaybgalay masuuliyiin ...
Sunday, May 14, 2023
Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Fariin La Xidhiidha Xuska 18may Udiray Shacabka Jsl!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan barkhad batuun oo katirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa shacabka reer Somaliland ugu baaqay in ay gacana ciidanka kula shaqeeyaan gacana ku xusaan maalinta qarannimada Somaliland ee 18may. https://y...
Sunday, May 14, 2023
Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo War Kasoo Saaray Halka Uu Ku Danbeeyay Khilaafkii Udhexeeyay Wasiirka Waxbarashada!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka Daa,uud axmed faarax ayaa ka hadlay halka uu ku danbeeyay khilaafkii soo kala dhexgalay wasiirka wasaarada waxbarashada kaasi oo uu sheegay in uu dhamaaday islamarkaana is a...
Sunday, May 14, 2023
Xildhibaan Mukhtaar Maydhane Oo Ka Hadlay Xaalada Boorama Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay Hadalo Deelqaaf ku ah Reer Awdal Ee Kasoo Yeedhay Wasiirada Deegaanka!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan mukhtaar xasan maydhane oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ee laga soo doortay gobolka awdal ayaa ka hadlay xaalada gobolka iyo dhacdooyinkii udanbeeyay ee ka dhacay Sidoo kale xildhib...
Sunday, May 14, 2023
DAAWO;-Fagaaraha Beerta Xoriyada Caasimada Hargaysa Iyo Isku soo Baxa Shacabka Udiyaar Garoobaya Xuska 18may!
HARGAYSA(W,N)-Beerta xoriyada caasimada hargaysa oo ay dawlada hoose udiyaarisay xuska 18may ayaa waxaa caawa iskugu soo baxay boqolaal kamid ah dhalinyarada iyo haweenka reer hargaysa kuwaasi oo isku diyaariyay munaasibada malint...
Saturday, May 13, 2023
Maamulka Gobolka Sanaag Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Shaqaaqo Habeenkii Xalay Ka Dhacday Magaalada Ceerigaabo
CEERIGAABO(W,N)-Maamulka gobolka sanaag oo ay weheliyaan gudida nabadgaladu ayaa faah faahin ka bixiyay shaqaaqo habeenkii xalay ka dhacday magaalada iyo khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay. HLKAN KA DAAWO MUUQAALKA W...
Saturday, May 13, 2023
Xildhibaanadii Uhoraysay Ee Dumar Ah Oo Saaka Ka Qaybgashay Fadhigii Golaha Wakiilada Jsl Iyo Dareenka Ay Ka Bixisay
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan aamina cilmi fariid ayaa noqotay qofkii uhoreeyay ee kamid noqota baarlamaanka somaliland ee la doortay 2021kii kadib markii uu geeriyooday xildhibaan nuur xuseen oo kasoo baxay gobolka awdal halkaasi oo a...
Saturday, May 13, 2023
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Hadlay Shaqaaqo Habeenkii Xalay Ka Dhacday Magaalada Ceerigaabo
CEERIGAABO(W,N)-Gudoomiyaha golaha Guurtida Somaliland saleebaan maxamuud aadan ayaa ka hadlay shaqaaqo habeenkii xalay ka dhacday magaalada ceerigaabo taasi oo uu ku geeriyooday hal qof Gudoomiye saleebaan ayaa fariin dhinaca ...
Saturday, May 13, 2023
“Dalkan Waxaad Moodaa In Dad Cadow Ah, Oo Aan Wanaagsanayn Isku Urur Sanayaan Oo Ay Ceebihiisa Uun..” Maayir Mooge.
“Walaalayaalow Dalkeena Aan Dhisano, Midnimo Aan Ku Dhisano, Qabiil Ahaan Aan Ku Dhisano”Maayar Mooge. HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa Cabdikariim Axmed mooge oo ka hadlay munaasibad ayaa sheegay in dalka koox...
Saturday, May 13, 2023
Dufcaddii 14Aad Ee Ka Bogsaday Xannuunada Dhimirka Oo Ka Qalin-jabiyey Xirfado Lagu Baray Sahan Mental Hospital!
HARGAYSA(W,N)-Cusbitaalka SAHAN oo lagu daweeyo, laguna daryeelo Dadka qaba Xanuunnada dhimirka ee Magaalada Hargeysa, ayaa lagu qabtay Munaasibad loo sameeyay Dad ka qalin-jebiyey Xirfado la baray markii ay ka bogsadeen xanuunkii...
Friday, May 12, 2023
Kala Qaybsanaanta Bulshada Somaliland, Cidda Kaliya Ee Ay Faa’iidada Utahay Waa Cadowga Somaliland!!!
Midnimadu waa awood iyo cudud shacab oo ay ummadi kaga guulaysan karto cid kasta oo jiritaankeeda cadow ku ah. Sida ay taariikhdu qirayso; Yuhuun, Cudud iyo Dareen midaysan ayay ummadda Somaliland kaga guulaysteen cadow kasta oo a...
Friday, May 12, 2023
Halgamaa Faneed Shamis Qarda Jeex Oo Fashilisay Dadka Ku Hawlan Kicinka Reer Awdal Iyo Fariinta Ay Udirtay Shacabka!
CANADA(W,N)-Halgamaa Faneed Shamis Cali Faarax (shamis Qarda Jeex) Oo kamid Ahayd fanaaniintii kasoo Qaybqaatay Halgankii Xornimo Doonka Dalka Jabuuti Iyo Halgankii Dib Uxoraynta Jamhuuriyada Somaliland Ayaa dhambaal hambalyo ah u...
Friday, May 12, 2023
Khudbadii Salaada Jimcaha Ee Masaajidada Magaalada Boorama Oo Lagaga Hadlay Mudo Haraadkii Magaalada Ka Dhacay Iyo Boobkii Ku Kaceen.
BOORAMA(W,N)-Culimada magaalada boorama ayaa khudbadii salaada jimce ee maanta kaga hadlay mudo haraadkii maalintii dhwayd ka dhacay magaalada iyo boobkii dadka mudo haraadadayay ugayseen meherada qaar kaasi oo ay ku gurteen hanti...
Friday, May 12, 2023
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Salaadii Jimce La Tukaday Shacabka Magaalada Laascanood!
LAASCANOOD(W,N)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Ayaa shacabka magaalada Laascaanood kula tukadey Masjid Jaamaca Magaaladaasi salaadii Jimce. Gudoomiye cabdirasaaq khaliif ayaa kasoo Laabtay Safar uu ...
Friday, May 12, 2023
Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxda Xisbiga Mucaaridka Somaliland
HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka xisbi xakimka kulmiye cabdinaasir buuni ayaa sidii caadada uhayd eedo culus kula dul dhacay madaxa xisbiga mucaaridka isagoo ku eedeeyay in ay qayb kayihiin kicinta bulshada iyo kala qaybintooda. HALKAN...
Friday, May 12, 2023
Ciidamada Qaranka Jsl Oo Dagaal Saaka Dhexmaray Kooxaha Huwanta ah Iyo Tirada Gaadiidka Ay Kaga Qabsadeen.
LAASCANOOD(W,N)-Dagaal ayaa saaka duleedka magaalada laascanood ku dhexmaray kooxaha huwanta ah eek u sugan gudaha magaalada aaga maraaga halkaasi oo cidamada qaranka Somaliland kaga qabsadeen gaadii dagaal oo tiradoodu gaadhay se...
Friday, May 12, 2023
Dr Cabdiraxmaan Bayle Oo Ka Hadlay Rabshadihii Ka Dhacay Boorama Iyo Mawqifka Uu Ka Taagan Yahay!
Dr Cabdiraxmaan Bayle Oo Ka Hadlay Rabshadihii Ka Dhacay Boorama Iyo Mawqifka Uu Ka Taagan Yahay! https://www.facebook.com/Wajaalenews1/videos/241345041904676...
Thursday, May 11, 2023
Goorma Ayuu Bilaabmay Khilaafka Madaxwayne Biixi Iyo Kuxigeenkiisa Cabdiraxmaan Saylici?
HARGAYSA(W,N)-Hadaladii udanbeeyey ee uu warbaahinta ka sheegay madaxwayne kuxigeenka somaliland cabdiraxmaan saylici iyo qirashada in ay xukuumadihii kala danbeeyay ee kulmiye islamarkaana uu kuxigeenka ahaa ay guuldaraysteen ama...
Thursday, May 11, 2023
Bada Magaalada Berbera Oo Liqday Laba Qof Oo Dhalinyaro Ah Iyo Tirada Laga Soo Badbaadiyay
BERBERA(W,N)-Magaalada magaalada berbera ayaa maanta liqday alle ha,unaxariistee laba qof oo dhalinyaro kuwaasi oo kala wiil iyo gabadh halka afar kalena laga soo badbaadiyay dhalinyarada ayaa ahaa kuwo dalxiis utagay bada berbera...
Thursday, May 11, 2023
Madaxwayne Biixi Oo Xilka Qaadis Iyo Magacaabis Ku Sameeyay Xubno Kamid Ah Xukuumadiisa.
WAREEGTOOYIN MADAXWEYNE Taariikh: 11 /05/2023 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadoodu kala tahay JSL/XM/XKQ/222/1-1013/052023, JSL/XM/WM/222-1014/052023, ...
Thursday, May 11, 2023
Madaxwayne Biixi Oo Kulan La Yeeshay Xubnaha Gudida Doorashooyinka Iyo Arimaha Ay ka Wada Hadleen!
HARGAYSA(W,N)-Madaxweyne Biixi, ayaa maanta kulan la yeeshay guddida Doorashooyinka Somaliland. faahfaahin rasmiya lagama bixin natiijada kulanka balse wararka qaar ayaa sheegaya in madaxweyne Biixi, xubnaha guddida u sheegay in u...
Wednesday, May 10, 2023
“Waxaan Balan Qaadaynaa In Aanu Anakuna Bilowno Dagaalka, Waana La Kala Adkaan Oo Walaahiya”Wasiir Buuxane.
BOORAMA(W,N)-Wasiirka wasaarada qorshaynta qaranka dr Buuxane oo ka hadlayay munasibad lagu qabtay magaalada boorama ayaa sikulul uga hadlay mudo haraadkii rabshadaha watay islamarkaana lagu boobay meherado ganacsi ee ka dhacay ma...
Wednesday, May 10, 2023
Shil Gaadhi Sobobay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo ka Dhacay Duleedka Bari Ee Magaalada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Shil laba gaadhi oo isku dhacay caawa fiidkii wadada duleedka bari ee caasimada hargaysa ayaa sobobay khasaare iskugu jira dhaawac iyo dhimasho https://youtu.be/k22hArOtKhU...
Wednesday, May 10, 2023
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Soo Bandhigay Sida Reer Awdal Ugu Dulman Yihiin Xukuumadihii Kale Danbeeyay Ee Kulmiye!
HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxgeenka somaliland cabdiraxmaan saylici ayaa ka hadlay arimo xasaasi oo la xidhiidha gobolka awdal iyo sida ay uhagradeen xukuumadihii kala danbeeyay ee uu madaxwayne kuxigeenka ka ahaa. https://youtu...
Wednesday, May 10, 2023
Suldaan Dhawal Oo Sheegay In Aan La Aqbali Karin Falkii Ay Ku Kaceen Dadkii Mudo Haraadayay Ee Reer Boorama!
BOORAMA(W,N)-Suldaan dhawal oo kamid ah madaxdhaqameedka gobolka awdal ayaa ka hadlay rabashadihii ka dhacay magaalada boorama iyo falalkii dadka reer awdal ee ceebta ku ahaa ee ay banana baxayaashu uboobeen hanta dadka isagoo xaa...
Wednesday, May 10, 2023
“Madaxwayne Wax Qabadkaa Balaadhan Ee Aad Sheegtay, Deegaanka Aniga Layga Soo Doortay Kama Jiro”xildhibaan guruuje
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed Yuusuf nuur guruuje oo katirsan xldhibaanada golaha wakiilada ayaa ka dareen celiyay khudbadii madaxwayne biixi ka horjeediyay labada gole iyo hadaladiisii Sidoo kale xildhibaan guruuje ayaa farii...
Wednesday, May 10, 2023
”Qofka Dulmi Diidayaa Ma Aha Inuu Dulmi Kale Galo, Illaahay Ma Ogola, Reer Booramoow Wixii Aad Boobteen Iska Soo Celiya”Xil. Maxamed Abiib.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Maxamed abiib oo katirsan golaha wakiilada Somaliland laga soo doortay gobolka awdal ayaa ka hadlay banana baxyadii ka dhshay sarkal dhawaan lagu diley lowyo cado Sidoo kale xildhibaan maxamed abiib aya...
Wednesday, May 10, 2023
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Sheegay In La Gaadhay Wakhtigii Gacan Bir Ah Lagu Qaban Lahaa Dadka Fidnada Ka Dhex Wada Gobolka Awdal!
HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka somailand cabdiraxmaan saylici ayaa ka hadlay xaalada gobolka awdal iyo waxyaabaha abni darada abuuraya ee kusoo noq noqday isagoo sheegay in xukuumadihii kala danbeeyay ee uu madaxwayne kyxigee...
Tuesday, May 9, 2023
Sheekh Lagu Wanjalay Kufsi Oo Maxkamada Hargaysa Waxba Ku Wayday+Xog Waranka Qaabkii Loo Xidhay
HARGAYSA(W,N)-Sheekh caan ah oo dhawaan lagu xidhay kiis kufsi ah ayaa maxkamada gobolka maroodi jeex ku wayday kiiskii lagu soo eedeeyay kaasi oo uu sheegay sheekhu in uu ahaa mid wanjal ah Sidoo kale sheekhan ayaa ka waramay ...
Tuesday, May 9, 2023
Ciidanka Dab-demiska Magaalada Hargeysa Ayaa Soo Badbaadiyay Ilmo Yar Oo 2Jir Ah Oo Ku Dhacay Bullaacad!
Hargeysa(W,N)-Ciidanka Dab-demiska magaalada Hargeysa ayaa maanta soo badbaadiyay Ilmo yar oo laba Jira kuna dhacay Bullaacad xaafada Xero-awr ee magaalada Hargeysa. Ilaahay mahadii Naftood hurayaasha Ciidanka Dabdemiska ...
Tuesday, May 9, 2023
Wasiirka Arimaha Gudaha Oo War Kasoo Saaray Saraal Lagu Dilay Lowyo Cado Iyo Cida Ay Ahaayeen Dadkii Rabshadaha Ka Dhigay Boorama!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha somailand ayaa ka hadlay sarkaal dhawaan lagu diley magaalada lowyo cado iyo halka uu marayo xukunkii askarigii dilay Sidoo kale wasiir kaahin ayaa sheegay dadkii banaan baxyada k...
Tuesday, May 9, 2023
“Laascaanood, Uma Baahna In La Isku Habarwacdo Iyo Tolaayeey Hala xishoodo, Dawladda Somaliland, waxa Saaran…” Raysal Wasaaraha Somalia
MUQDISHO(W,N)-Raysal Wasaaraha Somalia Xamse Cabdi Barre, ayaa ugu baaqay Somaliland in ay la fadhiisato oo la Odayaasha reer Sool oo kala hadasho nabad gelyada Laascaanood, waxaanu sidoo kale u soo jeediyey in ay Somaliland oo ce...
Tuesday, May 9, 2023
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Sheegay Somaliland In Aanu Jirin Cadow Aan Muuse Biixi Ahayn, Golaha Wakiilada Ugu Baaqay In Ay Xilka Ka Xayuubiyaan!
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa Sheegay Somaliland In Aanu Jirin Cadow Aan Muuse Biixi Ahayn, Golaha Wakiilada Ugu Baaqay In Ay Xilka Ka Xayuubiyaan! sidoo kale gudoomiye faysal ayaa wax lala yaabo ku ti...
Tuesday, May 9, 2023
« Previous Page
—
Next Page »
LINKS
Adeegmaal.com
Saaxil News
Quality Media
Marsa News
Somali Shaqo
wajaale News
Haatuf Online
Hohad News
Allmarqaan
Allnabad
AllPuntland
AllPuntland24
AllSanaag
Allxamar
Aragti
Awdelpress
Axadle
Ayaamo
Wajaale News
Bar Kulan
Batalaale News
BBC L. Afka Soomaaliga
Borama N Network
Saaxil News
CadceedNews
Calanka
Codka America VOA
Daafeet.com
Dayniile
Diinsoor
Diplomat
DjiboutNet
Dooxo Diaspora Forum
Galdogob Times
Garowe Online
GeesGuud
Geeska Afrika
Gool FM
HIIRAAN
Halgan.net
Halqaran
heesta
Hiran State
Hiranstate
Hobyo Net
Horseed Media
Jaale Siyaad
Jowhar.com
Kasmaal
KeydMedia
Kooxda
Murtimaalnews
Mareeg
Marsanews
Midnimo
Minnesota Da'wah Institute
Mogadishu Journal
Mogadishu Law Office
Mogadishu University
Mudug24
Nuuruliimaan
Nuxur
Puntland Post
Puntlandtimes
Qaran News
Rasaala
Radio Mogadisho
Sagal News
Sagal Radio
Somali shaqo
Shaaciye
SilGor.com
Som Development
Somali Airlines
Somali Amreican C.
Somali Business
Somali Dispatch
Somali law
Somali Update