DAAWO;-Golaha Guurtida Oo Su,aalo Adag Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta ka Waydiiyay Khiilaafka Shirkadaha Laydhka Iyo Sobobta Uu u Kala Dhawaysto! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Golaha Guurtida Oo Su,aalo Adag Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta ka Waydiiyay Khiilaafka Shirkadaha Laydhka Iyo Sobobta Uu u Kala Dhawaysto!
May 24, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo Tamarta JaamacMaxamuud Cigaal  oo horyimid gudida joogtada ah ee golaha guurtida somaliland ayaa ka warbixiyay qorshaha wasaarada ee macdanta iyo Arimaha dhextaagan shirkadaha laydhka bixiya ee caasimada hargaysa.

Xildhibaanada golaha guurtida ayaa su,aalo kulul la boobay wasiirka kuwaasi oo la xidhiidha khilaafka shirkadaha laydh oo qaarkamid ahi cabasho ka mujiyeen wasaarada oo ay sheegeen in ay shirkad gaar ah u xaglinayso

HALKANKA KA DAAWO SU,LAAHAHA AY XILDHIBAANDA WAYDIIYEEN WASIIRKA IYO JAWABAHA UU KA BIXIYAY!

COMMENTS
LINKS