“Warkii Way Heleen Wixii Aan Karinaayay Ee Aan Sii Daayo Inta Ugu Muhiimsan”Prof Cabdi Cali. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Warkii Way Heleen Wixii Aan Karinaayay Ee Aan Sii Daayo Inta Ugu Muhiimsan”Prof Cabdi Cali.
May 25, 2019 - Written by Editor:

Bacda Ramadaan waxaynu ka shaqayn doonaa sidii loo heli lahaa musharax madax bannaan, dastuurkuna ma diidayo; Foosiya X Adan berigii waa la harawsaday, oo komishanka ayuun baa ku yidhi lama ogola; laakiin sharciga in ay ku dagaalanto ayay ahayd.

Dastuurka qodobkiisa 9 aad wuxu xadidayaa uun tirada xisbiyada xisbiyada oo uu qeexayo in aanay ka badan karin saddex. Haba yaraatee ma soo qaadayo musharrax madax bannaan; haddii sharcigu shey ka aamuso waa Mubaax; ruuxda iyo maqsadka dastuurkuna wuu taageerayaa fikirkan.

Dadku aad bay uga niyad jabsan yihiin saddexda xisbiba, waxana jirta rajo xumo wayn, sidaa darteed waa in biyaha fadhiya la dhaqaajiyaa, haddii kale way qudhmaysaa dhijaanta siyaasaddu!!!! I am not propogandist, this is the reality!!!

Somaliland ha noolaato.

Qalinkii; Prof Cabdi Cali Jaamac; Maamul wanaagga iyo ku dhaqanka sharciga.

 

COMMENTS
LINKS