Jaaliyada Reer Somaliland Ee Magaalada Ottawa Oo Dhambaal Tacsi Ah U diray Qoyskii Iyo Qaraabada Marxuum Sh. Mohamed Sh. Ismail Oo Ku Geeriyooday Magaalada Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Jaaliyada Reer Somaliland Ee Magaalada Ottawa Oo Dhambaal Tacsi Ah U diray Qoyskii Iyo Qaraabada Marxuum Sh. Mohamed Sh. Ismail Oo Ku Geeriyooday Magaalada Wajaale.
May 27, 2019 - Written by Editor:

Dhamaan Jaaliyada Somaliland ee magaalada Ottawa Dalka Canada waxay tacsi u dirayaan Sh. Mohamed Sh. Ismail Sh. Hassan oo Shalay ku geeriyooday magaalada Wajaale. Waxaa si gaara ah tacsida u diraya.

1: Cisman Cabdillahi Baytar

2: Mohamed Dharwanaaje

3: Kenadiid Cali Amaan

4: Cabdi Xuseen Miyir

5: Ahmed Aw Aaden Bakaal

6: Cabdillahi Jamaica Cali

7: Ismaciil Abdi Mijils.

8: Osman Hassan.

9: Farxaan Xirsi

10: Cali Cabaade

11: Cabdi Maxamud

12: Cabdi Buur

13: Dr. Maxamud Tani

14: Maxamed Ismaciil Siarag

15: Maxamed Abshir

16: Saciid Xuseen

17: Ahmed Gadhle

18: Maxamed Takar

19: Rashiid Cumar Madoobe

20: Suldan Suciid

21:Cali Dheere

22: Osman Ibrahim

Oo jooga magaalada Ottawa, Illahay samir iyo iimaan hay naga siiyo dhamaanteen iyo gaar ahaanba qoyskii iyo qaraabadii uu marxuunku ka baxay.

Illaahey janadii Fardoza haka warabiyo

Aamiin. Aamiin Aamiin

Inaa lilaahu wa Inaa Ilaylihi Raajucuun

COMMENTS
LINKS