Guddida Dhismaha Liberary Gabilay Oo Agab Deeq Ah La Wareegay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guddida Dhismaha Liberary Gabilay Oo Agab Deeq Ah La Wareegay
May 27, 2019 - Written by Editor:

Hargeisa(WJN):Guddida dhismaha maktabada gabiley ayaa deeq computer ah kala wareegay dhalin yaro iskood isku xilqaamay oo jecel horumarka laga fulinayo gobolka gabiley nooc kasta oo u yahay islarkaana ku hawlan sidiin ay qayb laxaad leh uga qaadan lahayeen dhismaha liberary gan cusub ee laga hirgalinayo magalada gabiley

 

https://www.facebook.com/HornCableTv/videos/402977756956367/

 

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

Wariye Akadir Habbane

 

 

COMMENTS
LINKS