WAJAALE NEWS

Guddida Dhismaha Liberary Gabilay Oo Agab Deeq Ah La Wareegay

Hargeisa(WJN):Guddida dhismaha maktabada gabiley ayaa deeq computer ah kala wareegay dhalin yaro iskood isku xilqaamay oo jecel horumarka laga fulinayo gobolka gabiley nooc kasta oo u yahay islarkaana ku hawlan sidiin ay qayb laxaad leh uga qaadan lahayeen dhismaha liberary gan cusub ee laga hirgalinayo magalada gabiley

 

 

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

Wariye Akadir Habbane

 

 

Exit mobile version