WAJAALE NEWS

DAAWO;-Riwaayadii Xuska 18may Ee Fanaaniinta Qaranka Iyo Fariinta Ay Xanbaarsan Tahay.

HARGAYSA(W,N) Fanaaniinta wasaarada warfaafinta somaliland ayaa xuskii 28guurada madaxbanaanida somaliland ee 18may soo bandhigay riyaawad cajiib ah taasi oo ay kaga hadlayeen isku duubnimada bulshada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA RIWAAYADAN OO DHAMAYSTIRAN;

Exit mobile version