WAJAALE NEWS
Somaliland Nin Xumaan U Saadshey Lama Helin!W/Q; Mustafe Shiine.
May 31, 2019 - Written by Editor:

Tobankaa danbe tawbada badi baan lahaayee.

Waxa aan arkayaa in dadka qaar ay wax weyn u arkayaan saraakiil iyo ciidan ka soo jeeda Bariga Sanaag oo u goostay Maamulka Puntland, kadib markii sida ay sheegeen la amray inay Badhan qabsadaan.

Dadka arrintan walaaca ka muujinaayay waxay u arkayaan in dhaawac soo gaadhay ciidanka qaranka Somaliland

Waa nasiibdaro in qof Somaliland u dhashay gobolka uu doono ha ka soo jeedee uu u riyaaqo burbur ku yimaada ciidanka qaranka Somaliland.

Ciidmada Somaliland waa kuwa suurtogeliyay in gees ka gees ay maanta nabad ahaato oo aanay la daruuf noqon waxa ka dhacaaya jaaarkeeda.

Marnaba cududa ciidamada qaranka Somaliland noqon mayso mid wiiqanta, haddii uu madaxweyne Muuse Biixi amray in la tirakoobo oo lala xisaabtamana waanu soo dhawaynayanaa waa in ciidanka laga dhex waayaa sarkaal ku naaxa caaglayaal aan ummadda u diiwaan gashanayn oo isaga ku kooban.

Maaha inaan mucaaradninada aanu doonayno in maalinta codka loo dareero aanu kursiga ku dhaafino madaxweynaha inay nagaga khaldanto ama ay indhaha na tirto oo aanu u sacaba tumayno burbur ku yimaada ciidanka Somaliland iyo guud ahaan nidaamka dawliga ah.

Maaha ugub in saraakiil deegaankaasi la soo jeedaa ay marna Puntland tagaan marna Somaliland ku soo noqdaan.

Somaliland, ayaa mar walba ka horeysa xifiltanka siyaasadeed”Somaliland first “.

QALINKII; MUSAFE CABDI CIISE (SHIINE)

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews