Hambalyada Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hambalyada Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Somaliland
June 4, 2019 - Written by Reporter:

Hambalyada Ciidanka Dab-demiska Somaliland ee Munaasibada Ciida awgeed.

Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Somaliland Sareeye Guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo ka ciidanka Dab-demiska wuxuu Hambalyo u dirayaa Dhamaan shacbi weynaha ku nool Somaliland, gaar ahaan xubnaha Ciidanka Dab-demiska iyo xaasaskooda meel kastooy joogaan.

Image result for Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Somaliland

In Ilaahay Ciidaa ciideeda enagu gaadhsiiyo Bash bash , Barwaaqo, nabad iyo Caafimaad qab.

Aaamiin Aaamiin Aaamiin

COMMENTS
LINKS