WAJAALE NEWS

DAAWO; Ruwaayad Cusub Oo Laga Sameeyay Guuxa Qurbo joogta Laascaanod Iyo Gurmadka Xukuumada!

HARGAYSA(W,N) Qaarkamida fanaaniinta dhalinyarada ah ee reer Somaliland ayaa riwaayad xiiso badan ka sameeyay kala fogaanshaha guuxa qurba joogta laascanood iyo gurmadka xukuumada somaliland

Riwaayadan ayaa ka hadlay arimo badan oo xiiso gaara leh

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA RIWAAYADAN;

Exit mobile version