Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Ingiriiska Oo Bilaabay Olole ka Dhan ah Idaacada Afka Somaliga BBC,+Dacwad Ay Ka Gudbiyeen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Ingiriiska Oo Bilaabay Olole ka Dhan ah Idaacada Afka Somaliga BBC,+Dacwad Ay Ka Gudbiyeen!
June 10, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Guud Ahaan shacab reer somaliland ee ku kala dhaqan gudaha iyo dibada ayaa mudooyinkii Udunbeeyay si dhow ula socday wararka idaacada afka somaliga ku hadasha ee BBCdu ka baahiso somaliland oo marwalba lagu sameeyo marin habaabin

Jaaliyada reer somaliland ee ku dhaqan dalka ingiriiska ayaa iskugu yimid kulan ka dhan idaacad bbcda kaasi oo ay dacwad uga gudbiyeen dawlada ingiriiska oo iyadu leh idaacada bbcda ee xiligan u gacan gashay dhalinyaro qabyaaladu saamaysay kana aradan milgaha afka somaliga iyo dhexdhexaadnimada baahinta wararka.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS