WAJAALE NEWS

Wasiirka Waxbarashada DDS Oo Kormeer Kusoo Maray Qaarkamida Dugsiyada Deegaanka Oo Uu Ka Socdo Imtixaanka Shaadiga Ahi.

Jig Jiga (W,N) Guud dalka itoobiya waxaa ka bilowday imtixaanka shahaadiga ah kaasi ay ufadhiisteen kumanaan kamida ardaydu.

Wasiirka wasaarada waxbarashada dawlad deegaanka somalida ayaa kormeer kusoo maray qaarkamida dugsiyadu uu ka socdo imtixaanku.

Ujeedada kormeerka wasiirka waxbarashada  ayaa ah ukuur galida habsami usocodka imtixaanku

HALKAN KA DAAAWO MUUQAALKA WARKAASI OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version