WAJAALE NEWS

Boobe Yuusuf Ducaale Oo Si Adag Uga Hadlay Gudi Uu Magacaabay Raysal-wasaaraha Somaliya “Xasan Cali Khayrow Haysku Daalin 26-juun’’

HARGAYSA(W.N)-Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (boobe) ayaa si kulul uga jawabay gudi uu magacaabay raysal-wasaaraha somaliya xasan cali khayre taasi oo uu ku sheegay gudida xusaska maalmaha qaran

Qoraa Boobe ayaa raysal wasaaraha somaliya ugu baaqay in aanu ku daalin 26juun soomali wayna kala tagtay balse looga baahan yahay in uu ku dadaalo nabada shacabka somaliya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version