WAJAALE NEWS

Muran Ka Taagan Cida Buuxinaysa Kursigii Uu ka Geeriyooday Cali Aareeye Iyo Xildhibaan Ka Hadlay Arintan!

HARGAYSA(W,N) Muran xoogan ayaa ka taagan kursigii uu ka geeriyooday xildhibaan cali aareeye oo kasoo jeeday gobolka salal

Muranka tagaan sifaha loo buuxinayo iyo waxa uu sharcigu ka qaban ayaa waxaa ka hadlay xildhibaan axmed cabdi kaahin (casood) oo ay isku deegaan ahaayeen xildhibaanka ka baxay mudanayaasha golaha wakiilada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version