DAAWO; -Dhalinyaradii Dhamaysatay Barnaamijka Shaqo Qaranku Oo Qayb Ka Noqon Doona Ilaalada Imtixaanka Shahaadiga ah | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; -Dhalinyaradii Dhamaysatay Barnaamijka Shaqo Qaranku Oo Qayb Ka Noqon Doona Ilaalada Imtixaanka Shahaadiga ah
June 11, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Agaasimaha barnaamijka shaqo qaran ayaa sheegay in dhalinyaradi dhamaysatay barmaamijka shaqo qaran ay ilaalin doonaan ardayda ufadhiisanaysa imtixaana shahaadiga ah oo dalka ka bilaabi doona maalinta sabtida ah

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS