DAAWO;-Waraysi Dhanacyo Badan Taabanaya Oo La La Yeeshay Wasiirka Maaliyada Dawlada Itoobiya Muxuuse Ka Yidhi Maalgashiga Dekeda Berbera? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waraysi Dhanacyo Badan Taabanaya Oo La La Yeeshay Wasiirka Maaliyada Dawlada Itoobiya Muxuuse Ka Yidhi Maalgashiga Dekeda Berbera?
June 11, 2019 - Written by Editor:

ADIS ABABA(W,N)-Wariye Cabdisalaan Hereri oo kamida Wariyayaasha Rugcadaaga ah ee Somalida ayaa waraysi Dhinacyo badan taabanaya la yeeshay Wasiirka maaliyada Dawlada fadaraalka Itoobiya Axmed Shide ahna gudoomiyaha Dimuqraadiga shacabka ismaamulka somalida.

Wasiir  Axmed Shide ayaa ka warbixiyay dhaqaalaha dalka itoobiya isbadalada ay ku talaabsatay xukuumada uu hogaaminayo raysal wasaaraha itoobiya Abiy Axmed

Sidoo kale wasiirka maaliyada ayaa ka hadlay maalgashiga dekedo door ah oo dawlada itoobiya maalgalin ka wado gaar ahaan dekeda berbera iyo dhismaha wadadda Berbera Coorridor.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN;

 

COMMENTS
LINKS