Cabdiraxmaan Cadami oo Ayaan-darro Ku Tilmaamay Go’aanka Xukuumaddu Shaqada Kaga Joojisay Hay”adda ILO | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Cabdiraxmaan Cadami oo Ayaan-darro Ku Tilmaamay Go’aanka Xukuumaddu Shaqada Kaga Joojisay Hay”adda ILO
June 12, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami ayaa waxa uu ayaan daro ku tilmaamay go’aanka Xukuumada Somaliland ay shaqada kaga joojisay Hay”adda shaqaalaha dunida ee (ILO).

Dhinaca kale, Siyaasi Cadami ayaa sheegay in go,aankaasi aanu haboonayn islamarkaana saamayn ku yeelan karo Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS