WAJAALE NEWS

Cabdiraxmaan Cadami oo Ayaan-darro Ku Tilmaamay Go’aanka Xukuumaddu Shaqada Kaga Joojisay Hay”adda ILO

Hargeysa (WJN) – Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami ayaa waxa uu ayaan daro ku tilmaamay go’aanka Xukuumada Somaliland ay shaqada kaga joojisay Hay”adda shaqaalaha dunida ee (ILO).

Dhinaca kale, Siyaasi Cadami ayaa sheegay in go,aankaasi aanu haboonayn islamarkaana saamayn ku yeelan karo Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

Exit mobile version