WAJAALE NEWS

Wasaarada Deegaanka Somaliland oo Ka Gaabsatay Ka Hadalka 8 Hareemo-cad oo Ay Dibeda U Iib Gaynayso

Hargeysa (WJN) – Wasaarada deegaanka iyo horumarita reer miyiga Somaliland ayaa ka gaabsatay ka hadalka 8 Hareemo-cad ah oo ay dibeda u iib gaynayso islamarkaana ay dhowaan doonayso in dalka ay ka dhoofiyo.

Sideedan Hareemo cad oo hore looga reebay dad iibsanayey ayaa shirkad ka baayac mushtaraysa xayawaanka ayaa dhowaan imanaysa Somaliland si ay u dhoofiso Hariimo cadkaasi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

Exit mobile version