Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland oo Si Deg Dega Laysugu Yeedhay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland oo Si Deg Dega Laysugu Yeedhay
June 12, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Xoghayaha golaha Guurtida Somaliland Naasir Aadan Beegsi, ayaa Xildhibaanada golaha Guurtida ugu baaqay inay si deg deg ah golaha uga soo xaadiraan maalinta Sabtida ah ee bishu tahay 15-ka Junne.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS