WAJAALE NEWS

Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland oo Si Deg Dega Laysugu Yeedhay

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Hargeysa (WJN) – Xoghayaha golaha Guurtida Somaliland Naasir Aadan Beegsi, ayaa Xildhibaanada golaha Guurtida ugu baaqay inay si deg deg ah golaha uga soo xaadiraan maalinta Sabtida ah ee bishu tahay 15-ka Junne.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

Exit mobile version