Shaqaale Xuquuq-darro Kaga Cawday Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shaqaale Xuquuq-darro Kaga Cawday Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland
June 12, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Somaliland, ayaa cabasho ka muujiyey xuquuqdooda shaqaale rasmi ah ay ku noqon lahaayeen iyo inay helaan mushaharka ay muddada sugayeen inta ay ka hawlgalayeen waaxyaha kala duwan ee wasaaraddaas.

Dhinaca kale, Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland Yurub Abiib, ayaa ka jawaabtay cabashada shaqaalahaas.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS