Siyaasi Mustafe Shiine oo Ka Hadley Dacwad Ka Dhan Ah Idaacada BBC-da oo Ay U Gudbiyeen Dawlada UK | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Mustafe Shiine oo Ka Hadley Dacwad Ka Dhan Ah Idaacada BBC-da oo Ay U Gudbiyeen Dawlada UK
June 12, 2019 - Written by Reporter:

London (WJN) – Guddoomiyhii hore ee gobolada Awdal, Gabiley, Sool iyo Maroodi jeex, Mustafe Cabdi Ciise “Mustafe Shiine”, oo ku sugan dalka Ingiriiska, ayaa ka hadley dacwad ka dhan ah Idaacada Afka Soomaaliga ee BBC-da oo ay Jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan wadanka UK u gudbiyeen Dawlada Ingriiska.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS