Shaqaale Oo Katirsan Wasaarada Xanaanada Xoolaha Oo Cabasho La Hor tagay Haayada Shaqaalaha Dawlada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shaqaale Oo Katirsan Wasaarada Xanaanada Xoolaha Oo Cabasho La Hor tagay Haayada Shaqaalaha Dawlada.
June 13, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Shaqaale mudo dheer ka hawlgalayay wasaarada xanaanada xoolaha ayaa cabasho xoogan ka muujiyay tacadi ay kula kaceen masuuliyiinta wasaaradu

Shaqaalaha oo haween ah ayaa sheegay in laga reebay liiskii shaqaalaysinta islamarkaana cid aan hore wasaarada uga tirsanayayn la shaqaalaysiiyay

Shaqaalahan ayaa cabasho la hor tagay haayada shaqaalaha dawlada

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS