WAJAALE NEWS

Shaqaale Oo Katirsan Wasaarada Xanaanada Xoolaha Oo Cabasho La Hor tagay Haayada Shaqaalaha Dawlada.

HARGAYSA(W,N) Shaqaale mudo dheer ka hawlgalayay wasaarada xanaanada xoolaha ayaa cabasho xoogan ka muujiyay tacadi ay kula kaceen masuuliyiinta wasaaradu

Shaqaalaha oo haween ah ayaa sheegay in laga reebay liiskii shaqaalaysinta islamarkaana cid aan hore wasaarada uga tirsanayayn la shaqaalaysiiyay

Shaqaalahan ayaa cabasho la hor tagay haayada shaqaalaha dawlada

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version