WAJAALE NEWS

Dawlada Sweden Oo Ka Laabatay Xayiraadii Dhinaca Socdaalka Ee Somaliland.

SWEDEN(W,N)-Safiirka somaliland ufadhiya dalka Sweden Amb Sakariye Xasan Wacays ayaa ka hadlay  dalka seweden oo xayiraadii dhinaca socdaaka ka qaday somaliland

Sidoo kale safiirka dalka sweden ufadhiya somaliland ayaa faah faah ka bixiyay shir arimaha somaliland lagaga hadlayay oo ka dhacay aqalka baarlamaanka swden kaasi oo ay ka qaybgaleen wasiiro ka socday somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version