DAAWO;-Ganacsatada Suuqa Waaheen Oo Cabasho Ka Muujiyay Nadaafada Darada Ka Dhalata Biyaha Roobka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ganacsatada Suuqa Waaheen Oo Cabasho Ka Muujiyay Nadaafada Darada Ka Dhalata Biyaha Roobka
June 14, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Qaarkamida gnacsatada suuqa waaheen ayaa cabasho xoogan ka muujiyay caafimaad darada ka dhalankarta biyaha roobabkii da,ay oo wali jiifa wadooyinka suuqa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS