Taliye Ku xigeenka Ciidanka Booliska Oo Xilkii U Kala Wareejiyay Taliyayaasha Ciidanka Gobolka Sool. Editor: 5 years ago LAASCANOOD(W,N) Taliye kuxigeenka ciidanka booliska Somaliland Gen Fooxle ayaa xilkii u kala wareejiyay taliyayaasha qaybta ciidanka booliska gobolka sool. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;