WAJAALE NEWS

DAAWO; Kulan Lagaga Hadlayay Qadiyadda Somaliland Oo Lagu Qabtay Xarunta Baarlamaanka Dalka Sweden.

SWEDEN(W,N) Dood aad umuhiim ah oo lagaga hadlayay qadiada madaxbanaanida somaliland ayaa lagu qabtay xarunta baarlamaanka dalka Sweden taasi oo ay soo agaasimeyeen safaarada somaliland ee dalka Sweden iyo xildhibaano katirsan baarlamaanka dalkaasi oo iyagu u ololeeya qadiyada somaliland.

Kulankan ayaa waxaa ka qaybgalay wasiiro kasocday xukuumada somaliland iyo ganacsato dalkaasi udhalatay oo iyagu ku talo jira in ay maalgaashi ku sameeyaan somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version