DAAWO;-Cutubyo Katirsan Qaybta Sadexaad Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Gobolka Sanaag Oo Tababar Loosoo Xidhay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Cutubyo Katirsan Qaybta Sadexaad Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Gobolka Sanaag Oo Tababar Loosoo Xidhay.
June 14, 2019 - Written by Editor:

CEERGAABO(W,N) Cutubyo katirsan ciidanka qaran Somaliland ee gobolka sanaag ayaa loosoo xidhay tababar ciidan oo ay mudo ku jireen,

Ciidanka qaranka qaybta sedexaad ee gobolka sagaan ayaa waxa gabo gabadii tababarkan ka hadlay masuuliyiinta ciidaanka ee gobolka sanaag

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS