Madax-dhaqameedka iyo Waxgaradka Gobolka Sanaag oo Ku Baaqay In Si Deg Deg Ah Loo Soo Qabto Gacan Ku Dhiigleyaashii Dilalka Gaystay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madax-dhaqameedka iyo Waxgaradka Gobolka Sanaag oo Ku Baaqay In Si Deg Deg Ah Loo Soo Qabto Gacan Ku Dhiigleyaashii Dilalka Gaystay
June 17, 2019 - Written by Reporter:

Ceerigaabo (WJN) – Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka iyo Waxgaradka gobolka Sanaag oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Ceerigaabo, ayaa ka hadley xaalada guud ee gobolka Sanaag, Iyagoona ku baaqay in si deg deg ah loo soo qabto gacan ku dhiigleyaashii dilalka ka gaystay gobolka Sanaag islamarkaana sharciga la mariyo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Ceerigaabo Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS