Maayirka Caasimada Hargeysa oo Xadhiga Ka Jaray Buundo Laga Hir Geliyay Degmada Maxamuud Haybe | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayirka Caasimada Hargeysa oo Xadhiga Ka Jaray Buundo Laga Hir Geliyay Degmada Maxamuud Haybe
June 17, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Maayirka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) oo ay weheliyaan Xildhibaanada golaha deegaanka, ayaa xadhiga ka jaray Buundo ku taala degmada Maxamuud Haybe oo dib u dhis iyo dib u casriyayn lagu sameeyay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS