WAJAALE NEWS

Maayirka Caasimada Hargeysa oo Xadhiga Ka Jaray Buundo Laga Hir Geliyay Degmada Maxamuud Haybe

Hargeysa (WJN) – Maayirka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) oo ay weheliyaan Xildhibaanada golaha deegaanka, ayaa xadhiga ka jaray Buundo ku taala degmada Maxamuud Haybe oo dib u dhis iyo dib u casriyayn lagu sameeyay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

Exit mobile version