WAJAALE NEWS

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland iyo Xubno Wasiiro Ah oo Gaadhay Magaalada Boorama

Borama (WJN) –Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay weheliyaan Wasiirada wasaaradaha Beeraha iyo Ganacsiga, ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay magaalada Boorama.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/OPZgpNKpVWU

Wajaalenews Desk

Boorama Office

Wajalenews@gmail.com

Exit mobile version