DAAWO; Khilaaf Culus Oo Soo kala Dhexgalay Guurtida Iyo Wakiilada Jsl + Eedaymo Ay Hawada Isku Mariyeen @ | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Khilaaf Culus Oo Soo kala Dhexgalay Guurtida Iyo Wakiilada Jsl + Eedaymo Ay Hawada Isku Mariyeen @
June 17, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Khilaaf dhinaca sharciga iyo wada shaqaynta golaha wakiilada iyo guurtida somaliland ayaa banaanka usoo baxay kadib markii xoghayaha golaha guurtidu eedo culus iyo tahriibin xeerar ku eedeeyay dhigiisa golaha wakiilada

Sidookale waxaa eedahaasi kayimid golaha guurtida jawaabo kala duwann ka bixiyay xoghayaha golaha Wakiilada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS