WAJAALE NEWS

DAAWO;-Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Magaalada Dire Dhaba!

Dire Dhaba(W,N) Magaalada Dire Dhaba ee dalka itoobiya ayaa ah magaalo daqiimi ah taasi oo ay ku nool yihiin qoomiyado kala duwan oo somalidu kamid tahay,

Hadaba wariye ka hawlgala warbaahinta madax banaan Ee Africa Telegram Tv ayaa ka diyaariyay warbixin xiiso badan oo ka waramaysa taariikhda magaalada dire dhaba.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warbixintan;

Exit mobile version