DEG DEG: Madax-dhaqameedka Ceel-afweyn oo Si Adag Uga Soo Horjeestay Shirka Uu Ku Dhawaaqay Buurmadow | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DEG DEG: Madax-dhaqameedka Ceel-afweyn oo Si Adag Uga Soo Horjeestay Shirka Uu Ku Dhawaaqay Buurmadow
June 18, 2019 - Written by Reporter:

Ceel-afweyn (WJN) – Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka iyo Cuqaasha Degmada Ceel-afweyn oo maanta shir jaraa’id ku qabtay deegaankaasi, ayaa waxa ay gabi ahaanba ka soo horjeesteen shirka uu ku baaqay Boqor Buurmadoow, Iyagoona sheegay in aanay is qabanayn inuu nin gacmaha kula jira dhiig uu yidhaa shirbaan qabanayaa.

Dhinaca kale, Madax-dhaqameedka iyo Waxgaradka deegaanka Ceel-afweyn ayaa waxa ay Xukuumada Somaliland ugu baaqeen inay si deg deg ah wax uga qabato go’aamadii lagu gaadhay Degmada Ceel-afweyn.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Ceerigaabo Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS