Xisbiga Ucid Oo Hadlay Xayiraada Xukuumadu Saartay Tvyada Horyaal Iyo Eryal,kuna Eedeeyay In Ay Qaaday Jidkii Kali Taliska, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Ucid Oo Hadlay Xayiraada Xukuumadu Saartay Tvyada Horyaal Iyo Eryal,kuna Eedeeyay In Ay Qaaday Jidkii Kali Taliska,
June 18, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Xoghayaha Xisbiga cadaalada iyo daryeelka somaliland ee Ucid ayaa wax laga xumaado tilmaamtay talaabada xukuumada adaxwayne muuse biixi xayiraada ku saartay tvyada eryal iyo horyaal oo kamida warbaahinta somaliland

Sidoo kale xisbiga ucid ayaa sheegay in xukuumada madaxwayne biixi  qaaday jidkii kalistalisnimada

Dhanka kale xogahaya xisbiga ucid saleebaan cali hayste ramaax ayaa ka hadlay sii daynta xildhibaan dhakool oo uu ugu baaqay in uu iscasilo bulshadana aanu mardanbe hor imanin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/bsYFIQumRq4

COMMENTS
LINKS