WAJAALE NEWS

Isku Aadka Koobka Qaramada Afrika iyo Masar iyo Zimbabwe oo lagu daah-furayo

Caawa waxaa bilaaban doona koobka Qaramada Afrika, waxaana lagu daahfuri doonaa kooxaha Qaramada Masar iyo Zimbabwe oo xulalkoodu ku wada ciyaari doonaan garoonka Caalamiga ah ee Qaahira.

Waa koobkii 32-aad ee ay ku tartamaan kooxo ay soo kala xusheen, Qaramada ku yaalla qaaradda afrika. Koobkan ayaa markii hore ay ka qaybgeli jireen, kooxo gaadhaya 16 hadda se waxaa ka qaybgelaya markii u horreysay 24 waddan.

Exit mobile version