WAJAALE NEWS

Koox kubbadeed oo gacan qabatay dad hoy la’aan ah

Kooxda kubadda cagta ee River Plate oo ka dhisan dalka Argentina ayaa albaabada u balaqday garoonkeeda kubadda ee ku yaalla Buenos Aires, si ay u dagaan dadka hoy la’aanta ah, maadaama oo magaaladaasi ay wajahayso qabaw aad u daran.

Kooxdan ayaa sheegtay in ay dadka hoy la’aanta ah siin doonto meel ay seexdaan iyo busteyaal ay huwadaan.

 

Halkan hoose ka eeg qaar ka mid ah sawirrada

Exit mobile version