Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Ku Dhaliilay Soo Noq Noqoshada Dagaalka Beelaha Wada Dega Ceel-Afwayn Iyo Fariinta Ay Udireen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Ku Dhaliilay Soo Noq Noqoshada Dagaalka Beelaha Wada Dega Ceel-Afwayn Iyo Fariinta Ay Udireen.
July 8, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Xisbiga mucaaridka ah ee wadani oo ka hadlay dagaal labadii maalmood ee udanbeeyay ku dhexmarayay beelaha wada dega ceel afwayn kaasi oo sobobay khsaare dhimasho iyo dhaawacba

Xisbiga wadani ayaa xukuumada ku eedeeyay waxka qabasho l.aanta colaada beelahani udhaxaysa oo soo noqnoqotay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS