Kal-Fadhigii 9Aad Ee Baarlamaanka DDSI Oo Ka Furmay Magaaada Jig Jiga, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Kal-Fadhigii 9Aad Ee Baarlamaanka DDSI Oo Ka Furmay Magaaada Jig Jiga,
July 8, 2019 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N) Kal fadhiga Baarlamaanka dawlad deegaanka Somalida Itoobiya maanta si rasmi uga furmay magaalada jig jiga.

Kal fadhiga 9aad ee baarlamaanka DDSI ayaa waxaa horyaala Ajandayaal badan kuwaasi oo ay kamid tahay Ansixinta Miisaaniyada xukuumada, Xasaanad ka Qaadida xubno katirsan Golaha iyo qodobo kale oo Muhiim ah

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS