Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Xisbiga Wadani Oo La Sii daayay, Kana Warbixiyay Xadhigiisii Iyo Sidii Loola Dhaqmay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Xisbiga Wadani Oo La Sii daayay, Kana Warbixiyay Xadhigiisii Iyo Sidii Loola Dhaqmay.
July 10, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha garabka dhainyrada heer qaran ee xisbiga wadani ayaa maanta laga siidaayay xabsiga kadib dadaal ay xisbigiisu ugalay

Gudoomiyaha maxamed sidiiq dhaame ayaa ka warbixiyay mudo 71cisho ah oo u xidhnaa iyo sidii loola dhaqmay mudadii uu xidhnaa+soo qabashadiisii/

Halkanka Daawo Muuqaalka Warkan;

https://youtu.be/D4Xk4eeVUG8

COMMENTS
LINKS