WAJAALE NEWS

Safiirka Dalka Ingiriiska Ufadhiyay Maraykanka Oo Iscasilay Iyo Sobobta!

HARGAYSA(W,N)-Safiirka dalka ingiriiska ujoogay dalka maraykanka ayaa iscasilay safiirka ayaa dhawaan warbaahinta soo bandhigtay qoraal sir ah oo uu ka qoray xukunka madaxwayne trump

Kaasi oo dhaliyay xiisad siyaasadeed oo u dhaxaysa wadamada uk iyo usa

Halkan kaga bogo warkan oo faah faahsan;

Exit mobile version