Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Weerar Ciidamadu jsl Ku Qaadeen Jabhada Col Caare Oo ka Dhacay Magaalada Ceergaabo Iyo Khasaaraha Ka Dhashay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Weerar Ciidamadu jsl Ku Qaadeen Jabhada Col Caare Oo ka Dhacay Magaalada Ceergaabo Iyo Khasaaraha Ka Dhashay!
July 10, 2019 - Written by Editor:

CEERGAABO(W,N) Qaarkamida shacabka ku dhaqan magaada ceerigaabo ayaa iskugu soo baxay mudoharaad ay kaga cabanayaan cadaadisyo iyo go,doomin ay xukuumadu saaray.

Sidoo kale dadwaynaha ka hadlayay isku soobaxan ayaa sheegay in xukuumadu weerartay jabhada caare oo maraysay deegaano gobolka sanaag ka tirsan dadna halkaasi ku laysay

Halkan ka daawo muuqaalka warkan oo faah faahsan;

COMMENTS
LINKS