“Ciidamadu Gacan Bir Ah Ha ku Qabtaan Dadka Samaynaya Falalkan Foosha Xun Leh Ee Ceel Af-wayn”Xil Maxamed . | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Ciidamadu Gacan Bir Ah Ha ku Qabtaan Dadka Samaynaya Falalkan Foosha Xun Leh Ee Ceel Af-wayn”Xil Maxamed .
July 10, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N0 Xildhibaan maxamed cbdiraxmaan oo kamida golaha guurida Somaliland ayaa ka hadlay colaada kasoo cusboonaatay deegaanada ceel afwayn ee gobolka sanaag

Xildhibaan maxamed cabdiraxamaan ayaa xukuumada ugu baaqay in talaabo adag ka qaado cidii jabisay heshiiskii nabadaynta ceel afwayn ee ay wada gaadheen beeluhu

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS