WAJAALE NEWS

“Ciidamadu Gacan Bir Ah Ha ku Qabtaan Dadka Samaynaya Falalkan Foosha Xun Leh Ee Ceel Af-wayn”Xil Maxamed .

HARGAYSA(W,N0 Xildhibaan maxamed cbdiraxmaan oo kamida golaha guurida Somaliland ayaa ka hadlay colaada kasoo cusboonaatay deegaanada ceel afwayn ee gobolka sanaag

Xildhibaan maxamed cabdiraxamaan ayaa xukuumada ugu baaqay in talaabo adag ka qaado cidii jabisay heshiiskii nabadaynta ceel afwayn ee ay wada gaadheen beeluhu

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version