WAJAALE NEWS

Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Jsl Oo Daah furay Adeega Boosaha Caalamiga ah.

HARGAYSA(W,N) Wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada jamhuuriyada Somaliland ayaa maanta daah furtay adeega boosaha caalamiga

Agaasimaha waaxda boosaha ee wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada ayaa ka warbixiyay daah furka adeega boosaha oo ay wasaaradu hirgalisay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version