Badhasaabku xigeenka Gobolka Sanaag Oo Ka Hadlay Xaaladihii Ugu Danbeeyay Ee Magaalada Ceerigaabo, Sheegayna In Bandoo Lagu Soo Rogay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Badhasaabku xigeenka Gobolka Sanaag Oo Ka Hadlay Xaaladihii Ugu Danbeeyay Ee Magaalada Ceerigaabo, Sheegayna In Bandoo Lagu Soo Rogay.
July 10, 2019 - Written by Editor:

CEERGAABO(W,N) Magaalada ceergaabo ee gobolka sanaag ayaa maanta waxaa ka dhacay isku soo baxyo sobobay khasaaraha dhaawaca hal qof kaasi oo mudo ka socday gudaha magaalada

Badhasaab kuxigeenka gobolka sanaag ayaa ka hadlay xaalada guud ee gobolka sanaag iyo rabshadihii ka dhacay magaalada

Sidoo kale badhasaab kuxigeenka gobolka sanaag ayaa sheegay in caawa laga bilaabo 7;00fiidnimo bandoo lagu soo rogay magaalada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS