DAAWO;-Warbixin Ku Saabsan Xaalada Dhabta ah Ee Deegaanada Xeebta Ee Gobolka Saaxil. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Warbixin Ku Saabsan Xaalada Dhabta ah Ee Deegaanada Xeebta Ee Gobolka Saaxil.
July 10, 2019 - Written by Editor:

SAAXIL(W,N) Maamulka gobolka saaxil ayaa kormeer ukuurgalida xaalada deegaanada hoos yimaada gobolka saaxil.

Maayarka magaalada berbera iyo masuuliyiintan kale ayaa soo kormeer inka badan 12 tuulo kuwaasi oo teedsan dhinaca xeebta.

Masuuliyiinta ayaa intii ay kormeerka ku jireen xadhiga ka jaray goobo caafimaad ,saldhigyo boolis iyo goobo kale.

Dadka ku dhaqan deegaanada ayaa ka warbixiyay xaalada nololeed ee ay ku sugan yihiin haday tahay biyaha, waxbarashada iyo baahiyaha kale ee ay qabaan,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKABIXINTAN;

 

COMMENTS
LINKS